C/wali Gaas oo xilalka ka qaaday Saraakiil taageero u muujiyey dowlada Somalia

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa shaqada ka ceyriyay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidanka Booliiska iyo daraawiishta Puntland, kuwaasoo maalmo ka hor shir jaraa’id oo ay ku qabteen Garoowe ku taageeray dowladda Federaalka Soomaaliya kana soo horjeestay shirkii dowlad goboleedyada ee ka dhacay halkaas. Saraakiisha laga faRiisiyey shaqada ayaa waxaa ka mid ah G/sare … Continue reading C/wali Gaas oo xilalka ka qaaday Saraakiil taageero u muujiyey dowlada Somalia